Yaa ka dambeeyey dil dhowr habeen ka hor Muqdisho loogu geystay C/llaahi Faarax Xiirey?

Qoyska marxuum Cabdullaahi Faarax Xiirey oo ka mid ahaa dhallinyarada Muqdisho oo labo habeen ka hor lagu dilay degmada Hodan ayaa ka hadlay cida ka dambeysay dilka wiilkooda. Muuqaal ay soo duubeen ehelada ayey ku sheegeen in dilka marxuumka uu ka dambeeyey sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka. Nin ay walaalo yihiin marxuumka oo la … Continue reading Yaa ka dambeeyey dil dhowr habeen ka hor Muqdisho loogu geystay C/llaahi Faarax Xiirey?